Affiliate marketing af soomaali | Mahdi miad

Try The Passive Income System

get started now get started now



Wamaxay Affiliate marketing, somalida ma ka heli karaan lacag. Contact me on: https://mahdimiad.com Lets be a friend on …

source

Try The Passive Income System

The #1 Easiest Way To Pocket Daily Commissions get started now

39 Replies to “Affiliate marketing af soomaali | Mahdi miad”

  1. Asc horta Ustaad mahdi miad merci beaucoup pour tes effort et tes partages des connaissances vraiment je suis très fier de toi . je suis très intéresse dans cette domaine digitalisations , je viens de commencer à apprendre cette science . je souhaiterai vous rencontrer pour échanger certaine questionnement pour me donner une ligne de départ.
    merci .

  2. Walal qali aniga waxan ubahanahay mel an kalaso xiriro wayo qof wax ween oo faido an ka korarsan karo ayad tahay taloyin ayan karaba walal qali shukran waxan sugaba wa meel lagala so xiriro

  3. Walaalkay mahdi miad aad ban kuusalamayaa wll alle hakaa abaalmariyo sida aad noo dhiirigaliso noo garab taagantahay eed talooyinka qaaligaa noo siisid markasta. magaranayo waxaan kuugu abaalgudo.

  4. marka hore waan ku salaamayaaa, midkale aan ka odhan dhalyarada mid baa ka maqan waxan marka hore baro oo ka gun gaadh xirfadan si aad marka hore u gaadhid. dhibta haysata waxaa weeyi baro marka hore xirfadan.

  5. ASC Mahad magacaygu waa Maxamed Caydiid jooga Hargeisa Somaliland wllo Mahad Aad ayaa u mahdsantahay waxaan lasocdaa Video yadaada waan Ka faaiiday Alle Halkaa Abaal mariyo wllo waxaad nagaliysay Han weyn oo aan Ku shaqaysan karno
    Wllo Mid ayaan kaa codsanlahaa WordPress Casharo nooga samee Adoo Mahdasan

  6. graphic dediner aan ahay web desiner aan ahay. runtaa ka hadashay ustaad, waqti aan badneen ayaa igaga baxay in aan Affiliate wax ka soo saaro ;lkn waa sida aad sheegtay waa nothing. muuqaaladaada waa casharada mustaqbalka, waa wada faaido miiran,
    ilaahey ha ku barakeeyo. mahadsanid.

  7. Affiliate marketing waa xirfad dhaqaalo wanaagsan laga sameeyo bulshadeenu waxay ubaahanyihiin qof runta usheega oo stratgy sax ah bara qof haduusan aqoon sida google ama fcbk ads loo sameeyana dhib ayay ku noqonaysaa amana uusan landing page dhisi karin .
    Ustaad adiga malaga yaaba inaad affiliate cashiro ah aad na bartid mahadsanid

  8. Sxp marka aan rabo inan barto COMPUTER SCIENCE waxaa leyga baahanyhy inan xisaabta aan wax ka aqaano
    ma iisheegi kartaa CHAPTER-rada aadka leygaga baahan yhy iisoo qor ama muuqaal kasoo sameee
    mhdsnd

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *